WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Gudida Beelaha Garxajis Oo Ka Hadlay Dagaalka Kasoo Cusboonaaday Bariga Somaliland Iyo Mawqifka Beeshooda.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Gudida beelaha Garxajis suldaan Cismaan Cade Gude ayaa ka hadlay dagaalka kooxaha hunta ahi kusoo qaadeen deegaanka habarjeclo ee qori lugud isagoo sheegay in ay deg deg talo uga gaadhi doonaan beeshoodu sidii ay ugarab istaagi lahaayeen beesha habar jeclo ee lagu soo duulay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Garxajis Shir Degdeg Ah Ayuu Ka Galayaa Dagaalka Qorilugud Go,aan Wuu Soo Saari Doona" Sul CadeGude

Exit mobile version