WAJAALE NEWS

Garyaqaan Guuleed Dafac oo Dhaliilo Xoogan Ujeediyay Maayarka Caasimada Hargaysa

HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan Guueed Dafac oo kamida sharciyaqaada Somaliland ayaa ka hadlay dhulka danta guud ee dawladu sida sharciga baalmarsan uxaraashtay iyagoo maayarka caasimada ku dhaliilay sida uu uga aamusan yahay dhulka la iibiyay ee gudaha magaalada hargaysa oo isaga iyo golihiisa deegaanka masuuliyadi ka saran tahay.

Exit mobile version