WAJAALE NEWS

Cisbitaalka Mahdi Oo Ku Guulaystay Kiis Caafimaad Oo Dalka Waxba Lagaga Qaban Waayay Hore.

HARGAYSA(W,N)-Cisbitaalka Mahdi eek u yaala magaalada hargaysa ooh ore ugaar ahaan caruurta ayaa dhawaan soo kordhiyay qayb qaliinada ah taasi oo manta ku guulaysatay qaliin ay ku sameeyeen hooyo kiiskeeda  caafimaad dalka waxba lagaga qaban kari waayay.

Mid kamid ah Dhakhaatiirka ka hawl gala cisbitaalka Mahdi ayaa faah faahin ka bixiyay kiisan ay ku guulaysteen oo ay badbaadiyeen hooyo xaaladeeda caafimaad culus.

Hooyo lagu guulaystay kiiskeeda caafimaad ayaa faah faahin ka bixisay xaaladeeda

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version