WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Dhalinyarada Beelaha Direed Oo Lagu Caleemo Saaray Hargaysa

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha dhalinyarada Beelaha direen ee ku kala nool dalalka Somaliland ,somaliya Kenya, itoobiya iyo jabuuti guud ahaan wadamada caalamka ayaa maanta lagu caleemo saaray caasimada hargaysa kaasi oo uu shaaciyay gudoomiyaha guud ee direed suldaan Maxamed Jaamac dhawal

Maxamed siciid ducaale ayaa loo caleemo saaray gudoomiyaha direen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version