WAJAALE NEWS

Dhakhaatiir Ka Socota Dalka Talyaaniga Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa

HARGAYSA(W,N)-Maamulka cisbitaalka caruurta ee maxamed aadan sheekh ayaa maanta madaarka cigaal ee magaalada hargaysa kusoo dhaweeyay dhakhaatiir ka socota dalka talyaaniga kuwaasi oo hore adeegyo caafimaad uga fuliyay dhakhtarka maxamed aadan sheekh iyadoo dalka talyaaniga uqaaday caruur halkan waxba lagaga qaban kari waayay

Sidoo kale dhakhaatiirtan ayaa adeegyo caafimaad ka fuli doona dhakhtarka maxamed aadan sheekh.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version