WAJAALE NEWS

Siyaasi Xuseen Dayr Oo Soo Bandhigay Sedex Kooxood Oo Isku Bahaystay Duulaan Ka Dhan Ah Somaliland Ee Sobobtay Codaalada Ka Taagan Gobolka Sool!

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Eng Xuseen Aadan Cige (Xuseen Dayr) Oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee xilalka kazoo qabtay xukuumadii Axmed Siilaanyo ayaa ka hadlay dagaalka ka socda magaalada laascanood iyo cida rasmiga ee Somaliland la dagaalamayso isagoo cadeeyay In aanay Gobolka sool isku hays Somaliland iyo shacabkeegu balse ay jiraan kooxo duulaan kusoo qaday Somaliland oo shacabka ku dhex gabanaya.

 

Exit mobile version