SOOL(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka beesha subeer awal ayaa gaadhay deegaankii dhawaan ay ku dagaalameen kooxaha huwanta ah iyo ciidamada difaac madaniga ah ee beesha habar jeclo iyo kuwa ciidanka qaranka somaliland ee buq dhar kayn halkaasi oo ay gaadhsiiyeen taakulo ay ku garab istaagayaan difaaca dalka
Madaxdhaqameedkan oo uu hogaaminayay suldaan ismaaciil suldaan cabdiraxmaan ayaa markii labaad gurmad gaadhsiiyay ciidamada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;