Jigiga (WJN) – Kulan maalintii shalay ay yeesheen Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga Dimuqraadiga Soomaalida ayaa lagu ansixiyay astaanta cusub ee uu yeelanayo Xisbigu.
Haddaba dhawaan ayeey ahayd markii Shirwaynihii XDS ee u dambeeyay lagu go’aamiyay in Astaanta iyo Magaca Xisbiga is baddal lagu sameeyo.
Xisbiga Dinuqraadiga Soomaalida ayaa ah Xisbiga hoggaanka u haya dowladda deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya waxaana is baddal lagu sameeyay qaab dhismeedkii Xisbiga iyadoo ay u dambaysay is baddalkii dhanka Astaanta ee maanta la ansixiyay.
Wajaalenews Desk
Jigjiga Office
Wajalenews@gmail.com