WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Markale Shacabka Uga Digtay Roobab Laga Cabsi Qabo!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada udiyaar garowga Aafooyinka ee jsl faysal cali sheikh ayaa markale bulshada reer Somaliland uga digay roobab la saadaalinayo In ay ka da,aan gobolada dalka qaarkood kuwaasi oo ay sheegeen in ka dhalan karaan daad waawayn oo saameeyaan bulshada ka adhow meelaha lafilayo in ay ka da,aan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version