WAJAALE NEWS

Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Xadhiga ka Jaray Wado Casriya Oo Laga Hirgaliyay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale.

WAJAALE(W,N)-Masuuliyiin xukuumada katirsan maamulka gobolka gabiley iyo degmada wajaale ayaa maanta xadhiga ka jaray wadada halbowlaha magaalada wajaale oo dhismaheegu dhamaaday.

Exit mobile version