WAJAALE NEWS

Roobab Lafilayo In Ay Ka Da,Aan Gobolada Somaliland Iyo Fariinta Loo Diray Bulshada!

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada beeraha somaliland qaybteeda saadaasha hawada ayaa war kasoo saaray roobab waawayn oo lafilayo in ay da,aan qaybo kamid ah gobolada somaliland

Sidoo kale wasaarada beeraha ayaa digniin udiray dadwaynaha ku dhaqan gobolada lafilayo in ay ka da,aan roobab kaasi.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version