CEERIGAABO(W,N) Qaarkamid Xildhibaanada golaha deegaanka Degmada Ceerigaabo ayaa ka hadlay heshiiskii shalay dhexmaray ergadii ka socotay Col Caare ee madaxdhaqameedka ahayd iyo madaxwaynaha Somaliland
Xildhibaankan ayaa sheegay in aanu sax ahayd heshiiskaasi waxna aanay ka suurtoobin halkaasi isagoo xusay diidmada madaxwaynuhuna ee codsigii madaxdhaqameedka Gar xajiska ka dalbadeen.
Sidoo kale xildhibaanada ayaa ku baaqay in caare uu deegaankan kala tago rabshada haduu dagaalamayana uu burco iyo hargaysa tago balse aanu tabca iyo dhalinyaro uu ururtasado waxba aanay soo wadin,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;