HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka hilaac axmed ismaaciil samater ayaa markale ka hadlay mawqifka ururkiisa ee ka qaybgalida doorashada isa saaran ee ururada iyo madaxtooyada
Sidoo kale prof samater ayaa ku baaqay in dastuurka la furo ka hor doorashada
Dhanka kale prof samater ayaa talooyin xaalada dalka la xidhiidha ujeediyay madaxwayne biixi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;