Prof Samater Oo Markale Ka Hadlay Mawqifka Ururkiisa Ee Doorashada Iyo Fariinta Uu Udiray Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof Samater Oo Markale Ka Hadlay Mawqifka Ururkiisa Ee Doorashada Iyo Fariinta Uu Udiray Madaxwayne Biixi.
October 8, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka hilaac axmed ismaaciil samater ayaa markale ka hadlay mawqifka ururkiisa ee ka qaybgalida doorashada isa saaran ee ururada iyo madaxtooyada

Sidoo kale prof samater ayaa ku baaqay in dastuurka la furo ka hor doorashada

Dhanka kale prof samater ayaa talooyin xaalada dalka la xidhiidha ujeediyay madaxwayne biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS