WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Oo Dalka Turkiga kaga Qaybgalay shir lagaga hadlayo Dhaqaalaha Africa.

ANKARA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Dr Maxamed Cabdi Gaboose iyo xubno kale oo ururkiisa katirsan  ayaa dalka Turkiga kaga qaybgalay shir lagaga hadlayo dhaqaalaha qaarada Africa iyo Turkiga.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version