USA(W,N)-Khabiirka udhashay dalka maraykanka ee macheal robin oo ah diblamaasi ka faalooda arimaha geeska kana hadla qadiyada somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dib udhaca ku yimid doorashada madaxtooyada iyo talaabada ay guurtidu ku baalmartay soo jeedintii komishanka doorashooyinka somaliland
Sidoo kale micheal rubin ayaa sheegay in dib dhaca doorashada ay qayb ka yihiin xisbiyada mucaaridka oo iyagu ubadan xildhibaanada golaha wakiilada.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN;