HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa galabta xabaalaha xaraf ee magaalada hargaysa lagu aasay marxuum mustafe ibraahim abees oo habeenkii xalay magaalada hargaysa uu ku toogtay askari katirsan ciidanka booliska.
Waxaana aaska marxuum kasoo qaybgalay masuuliyiin xukuumada katirsan madaxda xisbiyada mucaaridka iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.