WAJAALE NEWS

Xildhibaano baastoolad ula baxay maayarka borama

Hargeysa (wajaalenews) laba xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka boorama oo la kala yidhaa maxamed ibraahim Ilkacase iyo xayte ayaa goor dhaweyd duqa degmadda borama ku weeraray magaaladdaasi iyadoo midna baabuur ku jaray halka ka kalena la sheegay in uu baastoolad ula baxay. Ma jiro war faahfaahsan oo ka soo baxay falkan, hase yeeshee waxa si weyn looga hadal hayaa magaaladda

Exit mobile version