Hargeisa (WJN):- Kadib markii labaadhay qalab ka wax rikoodh gareeya ee diyaaradda ayaa la ogaaday in cilladda keentay inay diyaaraddu bur burto ay ahayd shidaalka oo ka dhamaaday.
Waxa lamaqalayay duuliyaha diyaaradda oo codsanaya dhul uu fadhiisiiyo diyaaradda sababa laxidhiidha shidaal la’aan iyo dabkii diyaaradda oo tagay.
Lix kaliya 77 kii saarnaaa ayaa kabad baaday bur burka diyaaradda.
Kooxdan ciyaartoyda saarnaa diyaaradda Chapecoense, ayaa qorshaynayay inay laciyaaraaan koox kale oo clombian ah ciyaartooda u danbeysa maalintii Arbacada. Taageerayaashooda ayaa iskugu soo baxay garoonkii maalintii ay ciyaarti dhacaysay, iyaga oo u baroor diiqaya.
Wajaalenews
Hargeisa Office
Wariye:Abdiqadir Habane