WAJAALE NEWS

DAAWO; Dood Xaasaasiya Oo Baarlaamaanka Yurub Markale Lagaga Dooday Aqoonsiga Somaliland Iyo Saamaynta Dagaalada Yemen Ee Mandaqada Gacanka Cadmeed.

LONDON(Wajaalenews) Dood Xasaasiya oo maanta kadhacday baarlamaanka yurub oo lagaga doodayay dhibaatada wadanka yemen iyo saamaynteeda ayaa  James Carver oo xildhibaan kasoo baxay xisbiga UKIP ee wadanka ingiriiska wuxuu  miiska soo saaray aqoonsiga Somaliland iyo sidookale Saamaynta ay Soomaliland ku leedahay dhibaatada Yemen  iyo qaxoontiga yemen ee ku soo qulqulaya wadanka somaliland , sidookale baarlamaanka yurub ayaa sheegay doorka somaliland ee mandaqada gacanka cadmeed iyagoo tilmaamay inay somaliland tahay goobta ugu xasiloon labada Gobol ee gacanka Cadan iyo Geeska afrika .

 

Exit mobile version