WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Macalin Cabdiraxmaan Axmed Faahiye!

GABILEY(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta xabaalaha magaalada gabiley aas qaran loogu sameeyay marxuum macalin cabdiraxmaan axmed faahiye oo maamulihii dugsiga wada jir ee magaalada gabiley oo shalay galinkii danbe ku geeriyooday magaalada.

Aaska marxuumka ayaa waxaa kazoo qaybgalay maamulka gobolka gabiley iyo ka degmadaxildhibaano bahda waxbarashada iyo masuuliyiin kuwaasi oo ka waramay taariikhdii marxuum macalin faahiye oo dad badan oo reer gabiley ah wax soo baray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version