Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo in muddo ah aan ka soo dhex muuqanin siyaasada iyo saxaafada Somaliland ayaa waxa uu ka hadley xil ka qaadistii Jaamac Shabeel Lagu sameeyay isagoo sheegay in arinta lagu sameeyey Jaamac shabeel ay tahay Kulmiye caadadii balse aaney ceebtii aheyn.
Sidoo kale SIyaasi Cabdiraxmaan Cabdiqaadir ayaa waxaa uu ka hadley xaalada uu maanta uu dalku marayo isagoo oo talooyin dhaxal gal ah u soo jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka