|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo Ka Hadley Xil Ka Qaadista Jaamac Shabeel
October 1, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo in muddo ah aan ka soo dhex muuqanin siyaasada iyo saxaafada Somaliland ayaa waxa uu ka hadley xil ka qaadistii Jaamac Shabeel Lagu sameeyay isagoo sheegay in arinta lagu sameeyey Jaamac shabeel ay tahay Kulmiye caadadii balse aaney ceebtii aheyn. Sidoo kale SIyaasi Cabdiraxmaan Cabdiqaadir ayaa waxaa uu ka hadley xaalada uu maanta uu dalku marayo isagoo oo talooyin dhaxal gal ah u soo jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Daawo:Nuxurka Kulan Wasiirka Arimaha Dibadu La Yeeshay Wafti Ka Socda Dalka Sweden Oo Hargaysa Ku Su... Taliyaha Laanta Socdaalka Wajaale Ee Somaliland Oo Gubay Calanka Ethoipa,Laanta Socdaalka Ethiopia O... DAAWO;Guddoomiyaha Ucid Ee Gobolka Saaxil Oo Ka Digtay Xiisad U Dhexaysa Shaqaalaha Haamaha Berbera ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|