WAJAALE NEWS

“Waxaan Qiraynaa In Jamacada Camuud, Noqotay Hormuudka Jamacadaha Dalka Ka Jira” Wasiir Koore.

BOORAMA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore oo ka qaybgalay munaasibad ay ku qalin jabinayeen arday ka baxday jaamacada camuud ayaa sheegay in jaamacada camuud tahay hormuud jaamacadaha dalka islamarkaana ay samaysay dadaalo badan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version