“Waxaan Qiraynaa In Jamacada Camuud, Noqotay Hormuudka Jamacadaha Dalka Ka Jira” Wasiir Koore. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaan Qiraynaa In Jamacada Camuud, Noqotay Hormuudka Jamacadaha Dalka Ka Jira” Wasiir Koore.
September 2, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore oo ka qaybgalay munaasibad ay ku qalin jabinayeen arday ka baxday jaamacada camuud ayaa sheegay in jaamacada camuud tahay hormuud jaamacadaha dalka islamarkaana ay samaysay dadaalo badan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS