WAJAALE NEWS

Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay Hadaladii Maxamuud Xaashi Iyo Cabdirasaaq Khaliif.

“Cabdi madoobe Awowgiina Run Uma Sheegin, Aabihiina Uma Sheegin”Gudoomiye Xinif

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka Somaliland ayaa ka jawaabay hadalo dhawaan kazoo yeedhay siyaasi maxamuud xaashi oo uu kaga hadlay xalka dagaalka sool iyo dalab dagaalka laascanood ah oo uu hordhigay madaxwayne biixi.

Sidoo kale Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka ayaa jawaabo isbarkan ka bixiyay hadalo kazoo yeedhay cabdi madoobe iyo cabdirasaaq khaliif isagoo cabdirasaaq khaliif ugu baaqay in ay isaga utaalo hadii uu maxabiista Somaliland laynayo iyo hadii uu daynayabo isaga lagala xisaabtami doono.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

Exit mobile version