|
|||||
WAJAALE NEWS
Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay Hadaladii Maxamuud Xaashi Iyo Cabdirasaaq Khaliif.
September 12, 2023 - Written by Editor:“Cabdi madoobe Awowgiina Run Uma Sheegin, Aabihiina Uma Sheegin”Gudoomiye Xinif HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka Somaliland ayaa ka jawaabay hadalo dhawaan kazoo yeedhay siyaasi maxamuud xaashi oo uu kaga hadlay xalka dagaalka sool iyo dalab dagaalka laascanood ah oo uu hordhigay madaxwayne biixi. Sidoo kale Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka ayaa jawaabo isbarkan ka bixiyay hadalo kazoo yeedhay cabdi madoobe iyo cabdirasaaq khaliif isagoo cabdirasaaq khaliif ugu baaqay in ay isaga utaalo hadii uu maxabiista Somaliland laynayo iyo hadii uu daynayabo isaga lagala xisaabtami doono. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN; Related posts:Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo ka Hadlay Dilka Taliye Casayr,Mudaharaado ka dhacay Ceerigaab... DAAWO; Warbixin Ay Wakaaladda Wararka Ee AFP, Ay Ka Diyaarisay Lacagta Soomaaliya Lagu Isticmaali Ji... Cago Juglaynta Ay Xukuumadu Ku Hayso Saxaafada Somaliland Waxaana Odhan Lahaa Dalku Maanta Maqaadi K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|