HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid ayaa ka hadlay koox sheegatay magaca jabhada buurta gacan libaax oo maalintii shalay magaalada burco ka qafaashay gaadhi dawladu leedahay kuwaasi oo uu sheegay in ay tuug ahaayeen
Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay qorshayaasha ku lamaanaa dagaalkii lagu soo qaaday Somaliland ee gobolka sool.