WAJAALE NEWS

Shacabka Magaalada Berbera Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Lagu Taageerayo Ciidamada Qaranka Somaliland.

BERBERA(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera ayaa maanta iskugu soo baxay banana bax hiil loogu muujinayo ciidamada qaranka Somaliland eek u jira difaaca dalka

Wxaana isku soo baxan ka qaybgalay maamulka gobolka ,ka degmada iyo masuuliyiin kale

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version