WAJAALE NEWS

“Maxamuud Xaashi Waxa Ka Buuxda, Xuqdada Beesha Subeer Awal”Gudoomiye Wali Cabdi.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga waddani ee gobolka maroodi jeex wali cabdi jaamac ayaa eedo culus ujeediyay siyaasi maxamuud xaashi oo uu sheegay in ay ka buuxdo cuqdad iyo nacayb guun oo uu uhayo beesha subeer awal isagoo farta ku fiiqay ficilada iyo hadalada uu mudooyinkii udanbeeyay uu la taagnaa warbaahinta.

Exit mobile version