HARGAYSA(W,N)-Hantidhawraha guud ee qaranka Somaliland oo golaha wakiilada waxbixin ka siinayay xisaabka xidhka miisaniyadii ayaa shaki galiyay maalaayiin dollar oo Somaliland caalamku siiyo oo laga shikisan yahay in la lunsaday iyo xogta uu ka hayo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;