Maxaad Ka Ogtahay Lacagaha Caalamku Siiyo Somaliland Ee Laga Shikisan Yahay In La Lunsaday? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxaad Ka Ogtahay Lacagaha Caalamku Siiyo Somaliland Ee Laga Shikisan Yahay In La Lunsaday?
September 3, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hantidhawraha guud ee qaranka Somaliland oo golaha wakiilada waxbixin ka siinayay xisaabka xidhka miisaniyadii ayaa shaki galiyay maalaayiin dollar oo Somaliland caalamku siiyo oo laga shikisan yahay in la lunsaday iyo xogta uu ka hayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS