WAJAALE NEWS

Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Ay Ku Qalin Jabinayeen Arday Ka Baxday Jaamacada Golis

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliand cabdiraxmaan saylici ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad loo qabtay arday dhamaystay waxbarashada heerarkeega kala duwan ee jaamaada golis.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version