HARGAYSA(W,N)-Maamulka gobolka hawd ayaa deeq xoolo ah ku wareejiyay ciidamada qaranka Somaliland kaasi oo loogu talo galay in lagu garab istaago ciidamada ku jira difaaca dalka
Waxaana deeqdan ciidamada qaranka ku wareejiyay masuuliyiin katirsan xukuumada oo ay weheliyaan maamulka gobolka hawd.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;