Maamulka Gobolka Hawd Oo Deeq Xoolo Ah Ku Wareejiyay Ciidanka Qaranka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Hawd Oo Deeq Xoolo Ah Ku Wareejiyay Ciidanka Qaranka Jsl.
September 12, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka gobolka hawd ayaa deeq xoolo ah ku wareejiyay ciidamada qaranka Somaliland kaasi oo loogu talo galay in lagu garab istaago ciidamada ku jira difaaca dalka

Waxaana deeqdan ciidamada qaranka ku wareejiyay masuuliyiin katirsan xukuumada oo ay weheliyaan maamulka gobolka hawd.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS