WAJAALE NEWS

Degmada Allaybaday Oo Deeq Xoolaha Ku Wareejisay Ciidanka Qaranka Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Maamulka iyo waxgaradka degmada allaybaday ee gobolka gabiley ayaa deeq xoolo iyo khudaar iskugu jirta ku wareejisay taliska ciidamada qaranka somaliland taasi oo loogu talo galay in lagu taakuleeyo ciidamada qaranka ee ku jira difaaca dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version