WAJAALE NEWS

Daawo:Cunsurigii Muslimiinta Ku Xasuuqay Oo ay Soo Bandhigtay Dawlada Kanada Iyo Xukunka Lagu Riday

Hargaysa(wajaalenewes)mujrimkii ku dhex xasuuqay muslimiinta ku cibaadaysanayay masaajidka ku yaalay dalka kanada ayaa ay gacanta ku soo dhigtay dawlada kanada, gacan ku dhiiglahan mujrimka ah ayaa todobaadkii hore ku dhex toogtay 6 musliin ah halka uu u ku dhaawacay 12 kale masaajid ku yaala dalka Canada.

Halkan ka Daawo:

https://youtu.be/SxU0U101LGU

Exit mobile version