WAJAALE NEWS

“Anagu Urur Ahaan Mabda,a Aanu Qabnaa, Waa In Sedexdii Xisbi Ee Hore Loo Daayo In Ay Galaan Doorashada Madaxtooyada”Ibraahim M. Buubaa.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasdeedka talo wadaag Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa soo jeediyay in doorashada madaxtooyada la qabto ta urur siyaasadeedyada dib loo dhigo

Sidoo kale siyaasi buubaa ayaa ka hadlay dagaalkii ciidamada qaranka Somaliland kaga soo baxeen gobolka sool iyo dhibtii ciidamada soo gaadhay isagoo sheegay in loo baahan yahay talo laga yeesho arimaha taagan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version