WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Ururka Talo Wadaag Oo Ku Baaqay In Xilalkii Ururada Ee Ay Baneeyeen Xaglatoosiye Iyo Cabdirasaaq Ataash Loo Doorto Siyaasiyiin Ay Isku Deegaan Yihiin.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur SIyaasadeedka Talo wadaag Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa ku baaqay in xilalka Ururada Waabari Iyo SPP Ee iska casileen cabdirasaaq ataash iyo Dr saleeban Ciise Xagla toosiye in loo dhiibo siyaasiyiin ay isku deegaan yihiin balse aanay isku dooran xubno kale oo kazoo jeeda beesha dhexe.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version