WAJAALE NEWS

Xildhibaan Gavin Williamson Oo Golaha Wakiilada Somaliland Uga Warbixiyay Dadaalada Uu Ugu Jiro Aqoonsiga Raadinta Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Gavin Williamson ayaa maanta lagu soo dhaweeyay xarunta golaha wakiilada Somaliland halkaasi oo ku qaabiley gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland

Sidoo kale Xildhibaanka reer Ingiriis ee dadaalada ugu jira sidii jamhuuriyada Somaliland uheli lahayd aqoonsi caalamiya ayaa mudanayaasha golaha uga warbixiyay halka wax umarayaan

Dhanka kale Xildhibaan Gavin Williamsom ayaa si qotodheer uga hadlay waxyaabaha ay Somaliland qabsatay iyo sida caalamka muhiim ugu tahay in ay aqoonsadaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version