BURCO(W,N)-Xildhibaanka dalka Ingiriiska ee U Ololeeyay Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland Xildhibaan Gavin Williamson Ayaa maanta Booqasho ku tagay gobolada saaxil iyo togdheer ee Somaliland halkaasi oo ay kusoo dhaweeyay maamulka gobolka iyo ka degmadu
Sidoo kale xildhibaan Gavin Williamson ayaa booqday goobaha Taariikhiga ah ee Magaalooyinka Burco iyo Sheekh gaar ahaan xaruntii lagaga dhawaaqay Gooni Isku taaga jamhuuriyada Somaliland ee burco
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;