SAYLAC(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha somaliland Axmed Muumin Seed oo kamid gudida xukuumadu umagacowday Nabadaynta beelo dhawaan dirir ku dhexmartay deegaano katirsan gobolka salel.
Wasiir axmed ayaa faah faahin ka bixiyay halka uu marayo shirka nabadaynta iyo arimaha ay isla garteen beelihii colaadu ka dhaxaysay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;