WAJAALE NEWS

Waxgarad Iyo Odayaal Ka Hadlay Warshadii Kabista Oo Xukuumadu Iibinayso Iyo Digniinta Ay Udireen Ganacsatada!

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah waxgaradka iyo odoyaasha qaybo kamid ah magaalada hargaysa ayaa siwayn uga soo horjeestay iibka la sheegay in xukuumadu iibinayso warshadii kabista ee ciidamadu deganaayeen.

Sidoo kale odayaashan ayaa digniin culus udiray ganacsatada ku hawlan in ay iibsadaan dhulka warshada kabista.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version