WAJAALE NEWS

Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay La Qaateen Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Jsl.

HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameed isku xil qaamay xal uhelida khilaafyada siyaasadeed ee dalka ka taagan ayaa maanta kulan la qaatay shir gudoonka golaha wakiilada oo iyagu dhinacooga ku hawlanaa xal uhelida jabhada gacan libaax.

Suldaanka guud ee beelaha subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo markii kulankaasi soo dhamaaday warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay arimaha ay ka wada hadleen iyo halka wax umarayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

 

Exit mobile version