WAJAALE NEWS

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Gabilay oo Ka Hadlay Xaalada Amni Ee Gobolka

Gabiley (WJN)- Taliyaha qaybta Booliska magaalada Gabiley gaashaanle sare Axed Siciid Maxamed ayaa waxa uu ka waramay xaalada guud ee gobolka iyo xaalada xuduudaha iyo mukhaadaraadka ka soo gudba xuduudaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version