WAJAALE NEWS

Shir Waynaha ICTga Somaliland Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Shirwaynihii 5aad ee ICTga Somaliland ayaa maanta ka furmay magaalada hargaysa kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland.

Shitkan ayaa waxaa kazoo qaybgalay wasiiro katirsan xukumada Somaliland ,shirkadaha isgaadhsiinta, shirkado ka socday wadamo shisheeye.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version