Shir Waynaha ICTga Somaliland Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shir Waynaha ICTga Somaliland Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa.
August 8, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shirwaynihii 5aad ee ICTga Somaliland ayaa maanta ka furmay magaalada hargaysa kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland.

Shitkan ayaa waxaa kazoo qaybgalay wasiiro katirsan xukumada Somaliland ,shirkadaha isgaadhsiinta, shirkado ka socday wadamo shisheeye.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS