WAJAALE NEWS

Sheekh Xuseen Cali Oo Dar-daaran Culus Ujeediyay Ardayda Dugsiga Cigaal Ee Magaalada Gabiley!

GABILEY(W,N)-Sheekha caanka ee sh, xuseen cali jabuutaawi safar ku jooga somamiland ayaa lagu soo dhaweeyay dugsiga sare ee cigaal secondry ee magaalada gabiley halkaasi oo ardayda iyo maamulka iskuulku ku qaabileen sheekha

Sidoo kale sheikh xuseen cali ayaa dardaarn culus ujeediyay ardayda dusgiga cigaal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version