Sheekh Xuseen Cali Oo Dar-daaran Culus Ujeediyay Ardayda Dugsiga Cigaal Ee Magaalada Gabiley! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Xuseen Cali Oo Dar-daaran Culus Ujeediyay Ardayda Dugsiga Cigaal Ee Magaalada Gabiley!
August 13, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Sheekha caanka ee sh, xuseen cali jabuutaawi safar ku jooga somamiland ayaa lagu soo dhaweeyay dugsiga sare ee cigaal secondry ee magaalada gabiley halkaasi oo ardayda iyo maamulka iskuulku ku qaabileen sheekha

Sidoo kale sheikh xuseen cali ayaa dardaarn culus ujeediyay ardayda dusgiga cigaal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS