WAJAALE NEWS

Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Ciidamada Qaranka Somaliland

HARGAYSA(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka caasimada hargaysa ayaa maanta iskugu soo baxay fagaaraha garoonka kubada cagta ee hargaysa staadyum halkaasi oo ay ku taageerayeen ciidamada qaranka Somaliland ee difaaca dalka ku jira

Waxaana Isku soo baxan kala qaygalay madaxwayne kuxigeenka Somaliland maayarka caasimada madaxdhaqameed iyo masuuliyiin kala duwan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version